• LOGIN
  • No products in the cart.

List-ga Courses aan Bixino, Click sii Courses-kan mid kaad doonto si aad sharx kooban u hasho waxa lagu baran doon

Waxaad ku baranaysaa Diploma in Architectural Designing waa shahaada hoose ee qaybta Designing-ka waxad ku baran doontaa mudo 5-Bilood ah, programs-ka lagu baranayaa waxay kala yihii:

1. Sketchup
2. AutoCad
3.Chief Architect
4. ArchiCad
5. Landscape
6. Lumion

Diploma BIM Manager waa shahaada sare ee qaybta Designing-ka waxay soconaysaa 4-Months waxa lagu baranayaa:

  1. Revit Architecture
  2. Revit Structure
  3. 4D
  4. 5D

Qaybta IT Manager waxa laguu baranayaa sidaad IT Specialist ugu noqon lahayd Shirkadaha iyo Haayada, waa mihinada maanta loogu dalabka badan yahay ee goob walba looga baahan yahay, waxaad ku Baran doontaa:

  1. A+ Technician
  2. Network +

Computer Accounting waxaan kugu baraynaa sidaad Xisaabiye computer ugu noqon lahayd shirkadaha Ganacsiga, Xaawaladaha, shirkadaha Dhismaha, Shirkadaha Telefoonida… iyo shaqo kasta oo aad islaadahay maanta wadanka way ka banaan tahay, mudo shan Bilood ah ayaad Diploma-dan ku qaadanaysaa programs-ka lagu dhigayaa waxay kala yihin:

  1. Peachtree Complete Accounting.
  2. QuickBooks Enterprise Solution.

 

Video Production waxaad ku baran doontaa sidaad ugu shaqan lahayd ee aad Editor ugu noqon lahayd Television-ada iyo Goobaha kale ee Videos-ka lagaga shaqeeyo, waxaad ku baran doontaa Programs-kii ugu danbeeyay ee ay ku shaqaynayeen TV-yada caalamku sida Aljazeera, CNN, BBC iyo kuwa la mid ka ah, Alljazeera oo kaliya ayaad ka helaysaa Programs-kan, mudada ay soconaysaa waa 5-Bilood, programs-ka lagu dhiganayaana waxay kala yihiin:

  1. After Effect
  2. Cinema 4D
  3. Maya
  4. 3Ds Max
  5. Power Director
  6. Photoshop
  7. Soney Vegas

Qaybtan waxaad ku baran doontaa Coding-ka, dhamaan programs-kii ugu caansanaa ee Coding ayaad ku qaadan doontaa, mudada uu soconayaa waa 9-Bilood, programs-ka lagu baranayo:

  1. VB .Net
  2. C#
  3. Code Blocks
  4. Cpython
  5. Unix

Qaybta Architectural Designing-ka Programs-ka lagu dhigan doono oo faahfaahsan halkan ka daawo

{"post_type":"course","featured_style":"course3","grid_columns":"clear3 col-md-4","gutter":"15","grid_number":"10","infinite":"1","pagination":"1"}
Loading..
No more to load
Aljazeera Technology Institute © 2018 All rights reserved.