• LOGIN
  • No products in the cart.

Revit Architecture

100 STUDENTS ENROLLED
  • Abdikadir Ali Haji Mohamed (Baqdaadiya)
  • Omar Dalmar Hassan
  • Hanad Abdisalam Isak
  • mohamed abdi hussein
  • yousuf omar mohamoud
  • Abdikani Dahir Harun

Autodesk Revit waa program-ka Maanta Hogaamiya Programs-ka Architecture-ka ee Designing-ka haday tahay Architecture, Structure iyo MEP Program maanta ka horeeya dunida ma jiro waa NO 1.

Course Reviews

5

5
4 ratings
  • 5 stars4
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Luqman Abdikhayr Farah

    Aragtidayda ku aaddan Revit Architecture

    5

    Waa program runtii aad u muhiima oo wax walba aad ku samaysan karto, wuxuuna ka mid yahay programyada caalamka wax lagu design gareeyo kuwa ugu qaalisan uguna qurux badan.

    Mahad badan haka gaadho ustaad Maxamed Cabdi Muuse.

  2. mohamed ali osman

    mahad celin

    5

    waa couese aadu wanaag san oo hadoo qof sifiican uugu calel celiyo qofka wax yaabo badan ku sameenkaro sida ceilling oo kale iyo wax yaale kale mahadsanid ustaad mohamed abdi

  3. Abdirahman Hassan Abokor

    on my review Revit Arcitecher

    5

    aad buu u fiicnaa programkani waxan odhan karaa waa kii ugu fiicnaa
    program yadii aan soo qaadanay.

  4. ahmed abdirihman nur

    revit Architecture

    5

    asc magaceygu waa Ahmed Andirihman Nur buugan waa buuga kaliya oo saameyn xoog leh ku yeeshey aqoon teyda waayo waxaa ku jiraa wax yaalo aan ku jirin buugti hore sida SketchUp oo uu ka fiican yahey, saas darteed waa buugi iigu xiisaha badnaa

TAKE THIS COURSE100 SEATS LEFT
  • $30.00
  • 30 Days
  • 200 SEATS
  • Course Badge

Related Courses Widget

Aljazeera Technology Institute © 2020 All rights reserved.