AutoCad
AutoDesk AutoCad waxaan ku baran doonaa dhamaan shaqooyinka loogu talo galay in lagu qabsado 2D, 3D and Modeling
280 STUDENTS ENROLLED
Autocad waa program-ka 4aad ee shahaadada hoose ee Architectural Designing-ka, wuxuu ka mid yahay programs-ka ugu muhiimsan Designing-ka waana Programs-kii ugu horeeyay ee Designing-ka qofkaan Autocad aqoon Designing ma yaqaan waa hal hays dunida laga isticmaalo.
ABDIRAHMAN SAED AHMED my opinion about AutoCAD Course
Asc courseka AutoCAD waxaan ka faaiiday aqoon badan oo
naftayda waxtar badan uleh waxaanan ku mahadinayaa ALLE
SUBXAANAHU WATACAALAA Iisuro geshay inaan barto iyo Macalinka
qiimaha badan Eng Maxamed Cabdi Muuse.
waa program aad iyo aad u wanaagsan oo waxbadan oo aan markii hore ka aaminsanaa iga kaafiyay markaa dhexgalay kuna haboon inaad ku diyaarsato 2Dplan maar u haysan in lagu samayn karo 3D balse waan arkay in lagu samayn karo oo weliba qurux badan in kastoo program -da kale kaga fiican yihiin waanu soo gababagaboobay alxamdulilaah waxaan aad ugu mahad naqayaa Aljazeera Technology instiute oo aad aad noogu suura gelisay anagoo wadana shaqooyinkayaga iyo guryahayaga inaan helno adeegan waxbarasho oo kolay aniga iima suura gasheen inaan barto waxbarashadan aan ku helay gurigayga dhexdiisa hadanay iisuura geliseen maxadkani way mahadsan yihiin cidkasta oo gacan ka geysatay
Abdulkadir Mohamed Omar..
AutoCAD waa programe aan is leeyahay waxa looga maarmi karaa programyada kale ee architectural ka ah haddii si wanaagsan loo barto loona fahmo waxan leeyahay waa programyada architecturalka ah kii iigu qiimo badnaa oo isoo mara.
Eng Abdikani Dahir Galkayo
Course aad u qiimo badan oo mandatory ah weeye Autocad.
C/risaaq MAXAMED ali
Alx coursigaan waxaan kabarta y sida 2d complet ah iyo 3d proffesional ah loogugusameeyo autcardka
Macalinkayga waligay MA arag lkn hadaan arkilahaa waan oogaga mahad celin lahaa mahadsanid
Coursigaan soda aad iibarta umalayn maayo inaw qif II ari lahaa jiro
my review
wa progrm aad u muhiima si wanaagsana waanoo baray macalinku ilaahay khayr howgu bedelo
AutoCAD is the leader of the programmes
my review on autocad
Autocad waa program aad uwanaagsan wuxuuna iga anafacay sameynta ama design gareynta shape walbo
my review on Autocad
AUTOCAD waa program aanwax badan kafaa’iiday
Autocad Course Review
Course ka Autocad wuxu ahaa mid aad u wanagsan si heersare ahna looso diyarey isla markana aan ku baraney sida loo sameeye nashqadaha iyagoo 2D ah iyo 3D ba.Run ahaanti wax badan ayan ka faaidey Macalinkuna aad ayu u mahadsan tahay Masha allah.
masha allah waa course aad muhiim u ahay oo wax badan ka faaidey
waxyaabahan coursekan ka faaidey waxaa kamid ah shsortcuts oo ah ereyada ama magacyada layerska waliba si fudud ayaan yfahmay mahadsnd eng ahmed
My review on AutoCAD
“I just wanted to tell you how much I enjoyed this course (AutoCAD). What an excellent instructor and I learned things that I did not know about AutoCAD including how to do things better than I have been. Again thank you very much.”This course is very helpful and I am very happy to complete my course in such a manner.
Luqman Abdikhayr Farah
my Review
my Review
waxaan ka Faaiiday wax badan AutoCad ka aadbaan ugu mahadceliayaa
aljazeeratechnology iyo Eng Mohamed Abdi
Aragtideyda ku Aadan Autocad
Autocad Is one of Amazing Programs in Architectural Design. It Allows You to Design Everything you need to your project.
Autocad Is available to To Prepare Your plan As 2D & 3D .Many Students Believe that Autocad is Suitable To prepare plans As 2D Only. That is not the reality.
Come on and join with Us to Alzajeera technology Inistitute.
my review in AUTOCAD
marka hore waxa aan umahadnaqayaa allaha SWT iisuuro galiyay in aan si nabadgalyo iyo cafimaad qabta igu dhameeyay course kii AUTocad ka marka labaad waxa aan umahad naqayaa macalinkaygii juhdiga galiyay sidii uu iibari lahaa course kan oo hadh iyo habeenba usoo jeeday.marka aan intaa ku dhaafo mahad naqa.
course kan AUTOCAD ku waxa uu ahaa course aad iyo aad ufiican oo aan ku bartay waxyaabo badan oo naftayda anfici doona bi,idnillahi.
mahad celin
autocad waa barnaamij ku wanaagsan dhanka iyo 2D planka waliba waxoo ku siinaa fursad aad 2D asiga aad ku sameesay ku tagi karid parnaamijyada kale ee kaga wanaagsan 3D ga mahad sanid eng mohamed abdi
autocad course
waxan halkaana oog mahadcelinaya dhaman macalintina aljazira khas ahaan macalinkayga eng mxamed oo coursadan si heer sare i baray
Autocad
Wa course aqoon badan igaga so koradhay inti an waday walipa waxa ugu muhimsan in an aminsana 3d autocad dadka yaqana in ay genius dhafen hhh lkn markan xagan ku arkay wn yabayba malaha sadex cisho gudahed ban ku party wax walba runti tas wa dadlka mcalinka so kale waxan bogadinaya cilmiga an ka barty coursegan iyo kuwi an so dhafay in wax wayn ka badalen aqontaydi. Thnks to Allah so kale thanks to Eng mohamed abdi (ustadka)
MON POINT DE VUS SUR AUTO CAD
CEST UN LOGICIEL QUE JE PEUX PAS DETERMINER CES A TOUS
Course kii Autocad
Wuxuu ahaay course cajiib ah runtii wax badan ayan ka faaiiday in kasto aad iigu adkaay hadane isma dhiibin wan dadalay alx waxan kaga mahad celinaya ustad si fudud aad noo fahansiisay basic Autocad wana ku qancay qaabka aad casharada nogu sharaxday mahdsanid
Autocad
waa ka faa idnay tools farabadan waa borogram fiican oo tayo leh
ALAZEERA WAA MEEL AAAN WAX BADAN KA BARTAY ANIGA XITAA AAN KU NOOLAHAY WADANKA FINLAND
waxaan ku faraxsanahay inaa dhameeyey coursadaan autocadka waxaan ka fahmay waxyaabo badan
AUTOCARD view
waxaan u maleynyaan agteyda inuu yahay programka iigu xiiso badnaa ee aan heloo ani ahaan lkn waa program adag oo xiso gaara ii leh agteyda lkn macalinka waxaan ka codsanaya inuu xiiso gaara u sameeyo ardeyda gaar ahaan focultigaan ama book waxaa xiiso gaara u yeelaya waa in la helo ardey io macalinka oo compitin ama wada shaqey ka sioi fog mida aan hada heysano.
about autocad
aad ban ooku faraxsanhy runtii inan so garo dhamdka course dhaxe inta kadip waxa mahd leh allah oo iisahlay inan so garo halkan wxa kalo umahd naqaya maclinkeyga ina saaciday dhan walpa eng mohamed apdi —— inta kadip programkan autocadka aad ayuu ii anfacay wana ka guul kari dona insha allah alxamdulilaah cala kuli xaal
Yasin from Hargeisa my idea toward the AutoCAD
This course was amazing and valuable to me thanks to instructor
run ahaantii waxa uu ahaa coure mihiimadiisa wata
My view point towards AutoCaD software
coursekan waxan si faahfahsan ugu baratay Autocadka iyo inoocyadiisa kala duwan waana ka faaidaystay habka casriga ah ee casharadu usocdeen
my review of this course
waxan marka koobaan u mahad celinayaa macalinka sida fiican noola soo dadaalay gaar ahaan anigu program kan aad ayn ku baah