• LOGIN
  • No products in the cart.

Fadlan nala soo xidhiidh

Wixii talo iyo tusaale ah, ama Information aad u baahan tahay ah aad ayaan u soo dhawaynaynaa inaan ku maqalno fadlan nala soo xidhiidh jawaabtana degdeg ayaad nooga heli Insha Allah.

Aljazeera Technology waa Hogaamiyaha barashada Technology-ga, sanadkii tobnaad ayaa u socda intuu bulshada wax barayay, waxa ka qalinjabiyay 17-Dufacadood, hadana waxaa ku hamiyaynaa inaan barashada Technology-ga gaadhsiino guri walba oo soomaaliyeed.

Naga soo booqo Xaraunta Machadka:

Galde road, Aljazeera building

xalane, Borama, Awdal

Tell: 00252634501914

WhatsApp: 00252634501914

E-mail noo soo dir

Mission-kayagu waxa weeyi inaan casriyayno habkii waxbarashadu u bixi jirtay si Ardaydayadu ay ula jaan qaadaan qayrkooda wadamada hore u maray ku nool.

Aljazeera Technology Institute © 2018 All rights reserved.