A+ Technician
156 STUDENTS ENROLLED
Waxaad ku baran doontaa dhamaan sidaad u cilad saari lahayd Computers-ka (Desktop iyo Laptop) Ciladaasi ha ahaato Hardware ama Software xitaa haduu computer-ku gubto sidaad u samayn lahayd ayaad ku baranaysaa, waxaa kale oo aad ku baran doontaa Dhamaan Terms-kii IT-Ga waa sadex bilood oo mustaqbalkaaga dhisaysa maanta dunida ninkaan aqoon u lahayn A+ waxaa la yidhaa waa umi “أمي” waxna aan qorin waxna aan akhriyin
thanking to all teachers in aljazeera college
i hope one day that you are successful and proud to aljazeera college