• LOGIN
  • No products in the cart.

Aljazeera Technology Institute

Ku baro halkaaga wax ka baro bartaada

Waa markii ugu horaysay ee waxbarashadii gurigaaga kuu timiday, ka faa’idayso

maxaad sugaysaa … ?

Ku soo dhawaw Aljazeera Technology Institute, Hogaamiyaha Barashada  Technology-ga wadanka, 11-sano oo Aljazeera Technology Bulshada Soomaaliyeed wax barayay waxaa ka qalinjabiyay 17-Dufcadood oo Kumanaan Arday ka koobnaa, Hada wuxuu bilaabay Aljazeera Technology inuu Courses-kii uu bixinayay Online ugu dhigo Bulashada Soomaaliyeed een Xarunta soo Gaadhi karayn, ayadoo waxbarashada aan kuugu diyaarinay qaab casriya, Maqal iyo Muuqaal ah, Technology-yadii ugu danbaysay ee Machadada ugu waaweyn dunida ay isticmaalayeen, Aljazeera Shahaadooyinka aad ka qaadan doontaa waa shahaadooyin Accreditation leh (aqoonsi Gudaha iyo Dibadaba ah) waa shahaadooyin Microsoft, Autodesk & Google ba ay Certify gareeyeen, Shan Diploma oo kala duwan oo Professional ah ayaad taad doonto baran kartaa  ….. Maxaad Sugaysaa maanta ku soo biir oo ka faa’idayso Aqoonta gurigaaga kuugu timiday.

Courses-ka aan bixino

Halkan ka gal

Intaadan is Register-garayn marka hore Video-han daawo waa muhiim

Nala soo xidhiidh:

wixii talo, tusaale iyo Information aad noo haysaba aad ayaan u soo dhawaynaynaa… Halkan hoose Email noogu soo dir.

 

Naga soo booqo Xaraunta Machadka:

Galde road, Aljazeera building

xalane, Borama, Awdal

Tell: 00252634501914

WhatsApp: 00252634501914

Mission-kayagu waxa weeyi inaan casriyayno habkii waxbarashadu u bixi jirtay si Ardaydayadu ay ula jaan qaadaan qayrkooda wadamada hore u maray ku nool.

Aljazeera Technology Institute © 2019 All rights reserved.