• LOGIN
  • No products in the cart.

ArchiCad

Archicad oo Program-yada ugu horeeya ee qaybta Architectural Designing, Boqolaal kun oo shirkadood oo caalamka ah ayaa ku shaqeeya program-kan, ArchiCad ka waxaan kuu bari doonaa qaab Advanced ah oo aan wadanka hore looga dhigi jirin, shaqa walba sidaad ugu qabsan lahayd ayaan ku baraynaa.

299 STUDENTS ENROLLED
  • maxamed axmed maxamed
  • Abdirahman Abdullahi Hassan
  • Abdullahi Mohammed Abdullahi
  • Mohamed bashiir wlmi
  • Abdikadir Ali Haji Mohamed (Baqdaadiya)
  • Abdikani Said Siyad

Archicad waa Program-yada ugu horeeya ee qaybta Architectural Designing, Boqolaal kun oo shirkadood oo caalamka ah ayaa ku shaqeeya program-kan, ArchiCad ka waxaan kuu bari doonaa qaab Advanced ah oo aan wadanka hore looga dhigi jirin, shaqa walba sidaad ugu qabsan lahayd ayaan ku baraynaa Insha Allah.

Course Reviews

4.9

4.9
61 ratings
  • 5 stars53
  • 4 stars7
  • 3 stars1
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Mohamed Muse Osman

    Maxaan ka bartay Archicad?

    5

    Asc magacaygu waa Mohamed Muse Osman, joogana magaalada Hargeysa. Course 3 Archicad, waxaan ka bartay waxyaabo badan oo faa’iido ii leh waxaana ka mida isticmaalka Morph ka oo aan wakhtigan awoodo inaan si fudud u isticmaali karo Design-nadaydana ku qurxin karo. Waxa kale oo aan ka faa’iiday Plugins I anfici doona mustaqbalka shaqooyinkaygana iga caawin doona.
    Waad mahadsantihiin aljazeera technology institute

  2. Abdirahman Saed Ahmed

    ABDIRAHMAN SAED AHMED my opinion about Archicard Course

    5

    Asc macalinka qaaliga ah iyo ardaydaba, aragtidayda course-kan hadaan ka
    dhiibto iyo sidaan u arko, Course-kan waa Course-kii iigu fiicna waana
    programkii ugu fiicnaa intii course ee aan soo qaatay,
    wax badanna waan ka faaiiday masha Allah waa alle mahaddi
    marka labaad waxaa aad u mahadsan macalinkeena qiimaha badan
    ustaad eng Maxamed Cabdi Muuse oo sidii ugu fiicnayd casharada
    noogusoo gudbinayey,
    Alle haka jazaai siiyo ustaadka iyo guud ahaan bahda
    ALJAZEERA TECHNOLOGY INSTITUTE

  3. Abdirahim Hassan Nur

    Aragtidaygii courska Archicadka

    5

    Run ahaantii waa course aad iyo aad u muhiima

  4. Amin sh Osman Abikar

    anyuudi

    5

    maashaa allah course- ga aad ayaan ugu helay wax badan waan kafahmay

  5. Abdillahi Musse Mohamed

    5

    waa course aad iyo aad uwanaagsan waxbadan oo aanan hore u aqoon ayaan ka faaiiday waxaan aad ugu mahad naqayaa macalinkayaga oo aad moodo inuu qofqof arday arday uu ula socdo sida wax ay usoconayaan ilaa halka fahan kayagu gaadhsiisan yahay ayna kulamaan tahay dhiirigelinta hagarta la

  6. Abdinor Bishar AbdiKarim

    Third Course Archicad AbdiNor Bishar AbdiKarin

    5

    Aada ugu faraxsanahay inuu ii dhamaaday qeebta saddaxaad ee Designka waxaan Rajyna inaa ku shaqeeya

  7. Husein Farhan Ahmed

    Archicad

    5

    macali aad iyo aad ayaad u mahadsantahay cilmiga aad nabartay illhay ah kaa jasaai siiyo ishallah

  8. Hanad Abdisalam Isak

    Best Peogram ArchiCAD 18

    4

    Waaa barnaamij fiican

  9. Abdirashid Hassan Jama

    Archicad

    5

    waxan halkan kasalamaya dhaman ardeyda aljazeera technology
    hadaan fikirkeyga ka dhiibto coursekan archicad wuxu ahaa couarse aanwax badan ka fahmay iyo inan design gareyn karo plan walbo aan donayo taana waxa ii suragaliyay ustadkeyga qaaliga ah Eng Mohamed abdi i will do my best insha allah
    mahadsanidin!

  10. Abdifatah Abdi Hashi

    Engr Abdifatah Abdi HAshi jooga Mogadishu

    4

    coursigan wxu aha mid ad uxiiso badan wax kala duwan ayn kubaranay Engr ad ayad umahadsantahy dadalkaga

  11. ABDIKAFI AHMED BARRE

    warbixin kusaabsan course ka

    5

    programkaan waxoo ii ahaay mid qaas ah oo aan wax badan kabartay kuwii horane iiga duwanaay

  12. Mahad Abdikariim` Sh hasan

    arigta progarmka

    5

    Asc Magacayaga waa Mahad Akariim Sh Hasaan runtii progarmkan waxaan ka bartey waxyaabo muhiin u ah desingka dhismaha waxaan u mahad celinayaa marka hore Alaah kadib macalimkeeya Eng Maxamed Abdi muuse , waa kismaayo

  13. abdishakur Hussein ali

    archicad course review

    5

    asc magaceyga waa Abdishakur hussein ali hadan kahadlo course archicad waa program ugu fcn xaga naqshadeynta alx ilahey mahdleh kadib my teacher …..
    horey usocda

  14. Omar Dalmar Hassan

    my Riview on ArchCad Course

    5

    my name omar dalmar hassan 1 coorse sigan waxan ku bartay wax badan oo an mantay owood u leyahay inan ku shaqaystoh 2 waxan u mahad celaah engr maxamed abdi muse xareed oo tuntii coursigan iigu baray qaab casriyah sida sharaxada obshanada archicad iyo inan ani wax cusub abuurtoh sida design iyo inan sidan doonoh ka dhigan karoh

  15. Abubakar Abdi Maalin

    Warbixin Archicard Cours

    5

    Magaca waa Abukar Abdi maalin, runtii archicard course-gaan sifiican ayaan usoo covergareeynay, options badanne waan kubaranay, lkn waxa aan tabay lana istcmaalin ayaa ahaa columns , beamska iyo slabka isticmaalkood.
    sidakale courskaan waxa uu ahaamid naga haqabtiray bahidii nooheeysay archicard,
    Allah kasokoow, Mahadi hakaa gaarrto Eng mohamed Abdi.

  16. Mohammed abdikani ahmed

    my review

    5

    ilaahay ayaa mahad leh si guula nowgu soo dhameeyey bishii sadexad ee course aljazeera online
    run ahantii archicad ku wa borogaram faaido badan u leh ardayda sidoo kle aa kan ugu fudud oo ku dhakhsiyaha badan marka loo eego kuwii kale ee an soo dhaafnay ilaahay waxan ka baryeynaa inuu noo rumeeyo riyadeena khayrna nowgu dhameeyo geediga mahadsanidiin dhaman

  17. masud abdirahman ibrahim

    5

    asc marka kowaad alle aya mahad iska leh noo surta galiyey inaan dhamystirano ango cafimaad qabna course gan marka labaad barre mohamed abdi aad aya umahdsanyhe sidi wacnyd aad noso bartey course gaan archicad wa brogaram aad u mihiima qaybta architectural design ahna kuwa ugu istcimaalka badan.
    aad ayaa uga faidey wax yabo bdan aan kuwi hore ku so arkin wana brogram nashqad walba wata una bahnayn in wax kle lugu si shubo dhamantin mahadsanidin.

  18. Abdikani Dahir Harun

    Abdikani Dahir Harun View of Archicard.

    5

    Course ka archicard waxaa uu ahaa course aad u qaali muhiimna u ah ardey kasta oo daneynaya inuu ku shaqeeyo madooyinka designing ka la xariira.

    farsamona waa faro ku hayn marka inla baratikeeyo kama maaranto softwares ka dhamaantood gaar ahaan archiocardka oo aad u qaali ah.

  19. Abdiwali Abdullaahi Warsame

    my review

    5

    waa mahad iska leh allah si nabada ah aan ku dhameenay course archicad
    software archicad waa software ugu fiicnaa aad shahaada hoose aan ku bartay design
    waa software aan ku kalsoonahay in aaan wax walbo design aan ku sameyn karo la iiga baahdo waxaan ugu mahad celinaa macallinka sida hormarsan noo bar Eng mohamed cabdi muse mahadsanid sida wacan aad noo bartay course archicad

  20. abdikani abdikarim husein

    archicad muhiimadiisa iyo waxa aan kafahmay

    5

    alxamdulilaah ugu dambeyn waan ku guuleystey in aan dhameeyo programka
    1) lama soo koobikaro waxaan aan kabartey programkaan
    2) waxaan noqdey mid kushaqeeysta isaga oo wali baranaayo engineringka wixii aan
    kabartey aljazeera technology institude
    3) waxaan awoodaa in aan PROJECT tiyo waaa ween aan ku diyaarin karo programkaan
    ugu dambeen waxaa mahad udirayaa ilaahay kasakoo my teacher
    ENG MOHAMED ABDI MOOSE

  21. abdirahmaan baasha qadaafi

    Archicad

    5

    Pravo!!! Archiczdku waa program heer sare ah oo u khushuucay qaqbka uu u diyaarsan yahay

  22. Said Abshir Muse

    4

    One of the best apps for designing in terms of using and designing. Millions of thanks to our dear teacher Eng.Mohamed

  23. khadar abdi hirsi

    IF YOU CAN,T FLY THAN RUN !

    5

    ASC UGU HORAYN ALLE AYAA MAHAD LEH NOO SUURA GALIYAY INAN DHAMAYSANO PROGRAMKII ARCHICAD ANAGA OO CAFIMAAD QABNA MAR LABAAD WAXAA MAHAD ISKA LEH MACALINKA IYO MAAMULKA ALJAZEERA TECHNOLOGY OO SI HAGAR LA AANA UGA HAWL GALAY DHAMAYS TIRKA WAX BARASHADA QURUXDA BADAN EE AY KU AFLEXEEN DAD BADAN OO DUNIDA DACALEDEEDA KALA JOOGA WAXAAN LEENAHAY ALLE HAYDINKA ABAALIYO SHAQADAA AAD U HAYSAAN UMADA WAXA UU AHAA PROGRAM AAD U QAALIYA OO AANAN ILAABI DOONON INTAAN NOOLAHAY WAXBADANA AAN ANIGU SII BAADHI DOONO INSHA ALLAH WAAYO WAXA LAY TUSAY WADADII INAN RAACANA ANIGA AYAA LAYGA SUGAYAA
    (HORE USOCO MACALIN ENG MOHAMED ABDI MUUSE XAREED ) ALLE AYAA MAHAD ISKA LAH

  24. Mohamed Abdulahi Ahmed

    arci cad

    5

    aad ayuu u wanaagsanaa dhan walba. mahadsanidiin bahda Aljazeera.

  25. Yahye Ali Farah

    Aragtideyda Course kaan

    3

    masha alaah course kaan aad buu u wacnaa, waa software aad waxkasto oo dhismo architectural quseeyo aad ku qabsa karto lkn waxaan filaa in course kaan tools yar laga tagay side beam structure ka

  26. Liban Hassan Nur

    my review on archicad

    5

    archicad waa program aad ufiican BIM manager ne ah
    waxa aan aad uga bartay isticmaalki morphinka ahna qeybaha ugu muhimsan ee uu archicadka leeyahay

  27. Farhaan hassan osmaan

    5

    asc eng wxan an meyshan kasalaaaya ardyda aljazeera dhamantood salaan kadib. wxa halkaan uga hadlaya fikrada an ka faaiiday iyo tools ka faraha badan oon ka barany aljazeera taas oo inoo fududeysay wxbadan oo jamacada an ku qadano. wxaan 100 into 100 wxan sheegaya in aan ad ugu faiday program kan oo archcard ah.

  28. Hanad Nur Mohamed

    muhiimada archicadka

    5

    Uguhoreen waxaa mahadoo idil usuknaate Alle swc oo si fcn inoogu soo dhameeye course-sidaani, marka xiktane waxaan halkaan uga mahad celinayaa macalimiinta Aljazeera Technology gaar ahaan macalinkeyga eng mohamed Abdi Muse intaas kadib markii aanka hadlo fikirkeyga ku aadan course-sidaani ayaa ah inaa aad ugu riyaaqe waana course aan waxbadan kafaa ide taasoo waxbadan dhaar kuwii hore waxaana leeyahay macalimiinta sharaftaleh gaar ahaan maamulka Aljazeera technolgy eng mohamed abdi muse in ey laba laabaan dadaalkooda Mahadsanidiin.

  29. Mohamed Salad Ahmed

    Mohamed Salad Ahmed

    5

    Run ahaantii wax badan ayuu faa’iido Lee yahay, waa a ka faa’iidey in badan.
    Mahad sanidin

  30. ABDINASIR AHMED MOHAMED

    Aragtideyda ku aadan archicad ka

    5

    Ugu horeyn waxa mahad weyni usugnatay allihii iisuurta galiyay in sifiican usoo dhameysto course kan marka xigta waxaan umahad celinayaa bahda Al jazeeta oo inoo suurta galiyay anagoo guryaheena joogna in aan waxbarano intaa kadib haddan usoo gudbo aragtideyda ku aadan archicad , run ahaan tii waa program aad iyo iigu wanaagsanaa oo aan si fudud ugu naqshadeyn karo wax walba oo maskaxdeyda ku soo dhaco. wax yabaaha uu progyada kale ee aan illa iyo hadda aan soo bartay uu dheeraa ee aan adka uga faa iiday waxaa ka mid ah morph iyo curtain wall ka.

  31. Ahmed Abdukadir Ahmed

    kadib markuu iidhamaaday archicad-ka

    5

    ugu horeen waxaa mahad usuknaate Alle oo si wngsn noogu dhameeye course-gaan marka xigtana waxaa halkaan mahadcelin balaaran ugadirayaa dhamaan macalimiinta Aljazeea technology waxaa siqaasa ah ugu mahadcelinayaa maamulka Aljazeera eng mohamed abdi muse oo dadaal dheer kubixiye sidaan uga faa ideysanlaheen courses-kaani anagoo gurigeena joogana.
    hadii aan kahadlo fikirkeyga ku adaadan course-kaani xaqiiqatan waa course aan waxbadan ka faa ide waa course-ka aan ugu jcllhy waayo waxee dheerthy kuwakale qurxinbadan taa oo eysanlaheen ku hore usooqaadane inkastoo objects-ka kuyaryihiin eyna thy in internetka laga sooqato hadane aanan arak qaabka looga sooqaadanaayo waxaan filayaa in courses-ka kale eyxiriirka leeyihiin in aan ku arki doonno maadaama aan aanan arki hada balse sidakale waa course aan aad ugu riyaaqay.

  32. Ayaanle cllaahi Ahmed

    5

    Asc magacaygu ayaanle llaahi axmed
    Jooga burco progam ka 3aad waxan kabatay wax yaabo badan o aan ubaahnaa

  33. Abdirashid Ahmed Salan

    Aragtiteyda ku sabsan Archicad program

    5

    Archicad program ku waa program aad u ficn isago iskugu jira 2D iyo 3D aad u qurux badan.
    Habka ay Aljazeera Technology u bixinausana waa hab ad u sareeya oo ardeyga u samaxaysa inu diyarin karo design kasta oo laga dalbado.
    Aad ayad u mahadsan tihiin dhaman.

  34. mohamed jama abdulle

    mohamed jama abdulle....... my review

    5

    asc dhamaan ardayda iyo macalinka
    archicad waa program waxyaabo badan aan ka faiday ina anfaci doono mustaqbalka insha allah ustaadka aad ayuu uyaa ugu mahadsantahy cilmigaa ka bartay ajarna allah kaa siiyo archicad waa program tayo saro leh .

  35. farah ahmed mohamed

    couse aad muhiim ii ahay

    4

    masha allah coursekan waa mid xiiso gaar ah lhay oo aad muhiim u ahaay mahdsnd ustaadkeena qalga ah

  36. Ahmed Yusuf Hassan

    my Review Archicad

    4

    waxa uu Ahaa Fiican wax badan ayaan ka faa iday

  37. Luqman Abdikhayr Farah

    My review on ArchiCAD

    5

    This course was wonderful and interested. The facility was very professional and our instructor was an expert, very clear in his method of teaching and provided a wealth of information about the current version.

    Really much appreciated.

    Thanks a lot

    Luqman A. Farah

  38. Mohamed ibraahim Abdi

    Archcard course review

    5

    Runtii Course aad u fiican ayuu ahaa oo aan aad u danaynayay wax badana waan ka faaiiday

  39. Abdirashid Ali Hassan mohomed

    Abdirashid ali hassan mohomed

    5

    Alx allah ayaa mahad iska leh iyo macalinkeyga qaaliga ah teacher mohomed abdi oo si tifatiran noogu soo gudbiyay casharada programkii aasaasiga u ahaa engineerinka iyo waliba architechural ka.
    Mahad celin ka dib programkan archicad waa programka ugu fiican markii la yiraahdo architechtural designing programs.
    Sidoo kale barashada programkan archicad ka dib waxan awood u yeeshay inaan sameeyo naqshad waliba oo leyga baahdo.
    Sidoo kale programkan waxyaabaha ugu muhiimsan ee aan ku bartay waxaa ka mida qurxinta wall surface ka anigoo ku daraaya ama ka jaraaya morph waana mida uu programkan uga duwan yahay programs ka kale.
    MAHADSANID AL USTAD MOHOMED ABDI HARED

  40. Hodan Ahmed Aden

    This cource is very essential for dessinging profession for designers and I had understood well since Instructor is very professional for teaching and Arch Cad experience

    5

    Arch Cad is very appropriate and applicable tool for designing by 100% 100%

  41. mohamed ali osman

    thnks

    5

    program kaan waa program wanaag san waxbadane ka kordhisaday haba uugu wanaagsanaato walls ka iyo minaaradaha masaajidada aa uugu muhiimsanaaa

  42. Ali Hassan Ahmed

    Arigatideyda Program Archicadka

    5

    Ugu horeyn waxa mahad iska leh alle sw ka dib waxan umahad celinayaaa mclmkeenaa sida hagar la.anta ah oo uu howsha uwadey alx mahad ka dib archicadka waxan in bdn ka fahmey wax yaabo badan si morphiga oo si diiran io karti ku dheehanthy mclmkena noogu sharxey waxan doonaana ku smyn karno morphiga thanks all aljazeera Family guul io gobanimo.

  43. Ahmed Mohamed Adan

    My Review on Archicad

    5

    Archicad wuxu kamid yahey programmyada Designka kuwa ugu wanagsan ayu ku jiraa wax kasta wad ku design gareyn karta wa hadi aad ledahey creativity maclinkeena si fcn ayu noo barey tools kii aan wax ku qabsan laheen keliya Inaga la Inaga raba inan wax badan ku sameysano.

  44. muhiyedin ahmed muuse

    muxiyediin axmed muuse

    5

    course ka archicADKA WAXAAN ODHAN LAHAA WAA COURSEKA UGU FIICAN XAGA 3D SAMAYNTA
    TAAS oo ay suurto gelisay macalinka oo si advanced ah noogu dhigay courseka archicadka

    waxaan ka leeyahay ilaahay hakaa jasaa i mariyo

  45. Barkhad Abdilahi Osman

    my review inArchiCAD

    5

    marka hore waxa aan umahadnaqayaa allaha ii sura galiyay in aan si nabad qaba in aan ku dhamystay course kan marka labaad waxa aan sigaar ah ugu mahadnaqayaa macalinkayga juhdiga adag galiyay sidii uu nogu dhigi lahaa course kan. hadii aan u imaado course kan archicad ka ah waxa aan ka fa,iiday tools fara badan oo insha allah iga anfici lahaa shaqadayda
    si fiicana waan uga fa,idaystay.

  46. zamzam hassan isse

    my review

    5

    asc hddan ka bxiyo review program aad u fcn ayuu ahaa wxyabaha ugu faaidada bdn ee aan ku bartayna wxa kmid ahaa curtain wall sida loo sameyo io clidding ka sido kle qaabka aad elevetionka io laamida aad isku dulmarin lhyd waxa kalo la ilaawi karin morphga
    intaana wxa mhd iska leh alle io ustaadkeena qaaliga ah ee noo hagar baxay
    barakallah ustad

  47. mohamed hassan mohamoud

    archicad

    5

    masha allah archicad saas rabay ayuu macalinku iigu dhigay run ahaantiina waxa aan su aal muhankareyna waa iga haqabtiry waxaa sharafweyn aljazeera u ah in aan waxkasta oo aan kusameeyo archicad in aanan cid icawisa ubaahany eebe mooyeee

  48. Mohamed daud abukar

    My review of Archicad programe

    5

    Masha Allah aad io aad ayaan ugu faaiday programka Archicad wuxuuna ahaaa mid wax tar leh waana very important programe,waana u mahahadcelinayaa my dear tutor Eng.Mohamed Abdi sida quruxda badan uu inoogu soo faaideyay programkani

  49. abdifatah ahmed ali

    In my opinion on chief architect

    5

    aad iyo aad ayaa umahadsantahay macalin sida hagar laanta aad iibartay coursadan

  50. Abdikadir Jamal Abdulahi

    My Review

    5

    Asc marka hore macalin(ustaad).
    Runtii ma qiyaasi karo halkana kuma soo koobi karo aqoontii iyo fikirkii aan ka helay course-Archicad. Waxaan dhihi karaa ustaad maxamed waajibaadkiisii macalinimo wuu gutay wuuna ka soo baxay si wanaagsana wuu noo baray course-Archicad.
    Allaha u barakeeyo cilmigiisa anagana Arday wax ka barata oo ka faaiideysata allaha naga dhigo.
    Aaamiin aaamiin aamiiin

  51. Hassan Abdirahman Ibrahim

    GUULIHII ARCHICAD KA WAQTIGII AAN KU JIRAY DHIGASHADIISA

    5

    Aad ayaan ubogaadinayaa mahad 1aad allaah ayaa leh oo iisuura galiyay inaan hormariyo wax barashadayda tayeeyana anoo wax ka baranaya hoyga aqoonta ALJAZEERA TECHNOLOGY waxaad umahad naqayaa macalinkaygi ENG MAHAMED ABDI iyo dhamaan ardaydii aan dhamaysanay course kan guul ayaa leeyahay saaxiibayaa jaalayaal walaalayaal

  52. mustafe abdi farah

    mustafe abdi

    5

    course ki ugu fududa xaga shaqada ayu ahaa archicard ku waxa kale oo uu dheer yahay course yadii hore laba tool o cajiib ah magic wand iyo morph o qabab kala duwan ku samayn karto

  53. Abdulwali muse Mohamed

    4

    waad ku mahadsantahy ustaad qaabka wanaagsan ee aad noogu faaiideysay.
    waxaan jeclaan lahaan in curriculum ka laku daro basic ka structural si uu ardaygu awood uku yeesho in plan diyaarin karo

    thanks

  54. mahdi mohamoud hared

    5

    je m’appel mahdi et dans un premiere temp je remerci tout les professeur de aljazeera tech qui nous a donner le connaissance parfait de cette logiciel de construction adequate

  55. Aidarous Ali Osman

    my opinion on archicad

    4

    waa course wax badan aan ka bartay kuna shaqeyn karo Alhamdulilah

  56. Mukhtar Abdi Ali

    ALAZEERA WAA MEEL AAAN WAX BADAN KA BARTAY ANIGA XITAA AAN KU NOOLAHAY WADANKA FINLAND

    5

    WAXAAN KA FAAIDAY COURSADAN WAXYAABO BADAN OO AAN HADA KU SHAQEEYO MADAMA AAN JOOGO WADANKAN FINLAND.

    WAXAAN MAHAD LEH MACALIN ENG MOHAMED OO AAD NUGU DADAALAY SI AAN SI AAN WAX BADAN UGA BARANO ALJAZEERA .

    INSHA ALAAH WAA SII WADAYAA ILAA AAN KA DHAMEEYO DIPLOMA OO DHAN

  57. abdulkadir mohamed ali

    mahadnaq

    5

    Bismilaah assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaaatu ugu horeyn mahad alle u sugnaatay oo iisura galiyay in aan siwangsan u dhameesto coursigan then marka xigta waxaan u mahadcelin ustaaadki sida wngsan inoogu suura galiyay in aan wax badan ka barto coursigan alx si wngsan ayaan u fahmay waana kaaga mahadcelinaya engr shukran.

  58. cawil axmed maxamuud

    cawil axmed maxamuud

    5

    progaramkan archcad sifiican ban u fahmey waxaan u mahad celinayaa maclinkii bishaa igu soo dadaaley in aan sifudud u fahmo 99 maadan wan fahmey

  59. cali ismaaciil bulaale

    cali ismaaciil bulaaale

    5

    MAXAAN KA BARTAY ARCHICAD?
    Asc marka allaah ayaa mahadaa iska leh ina kulmiyey inaad wax barto aad macalin
    noo noqoto magacaygu waa cali ismaaciil bulaale, joogana magaalada Hargeysa. Course 3 Archicad, waxaan ka bartay waxyaabo badan oo faa’iido ii leh waxaana ka mida isticmaalka Morph ka oo aan wakhtigan awoodo inaan si fudud u isticmaali karo Design-nadaydana ku qurxin karo. Waxa kale oo aan ka faa’iiday Plugins I anfici doona mustaqbalka shaqooyinkaygana iga caawin doona. iyo qqar badan oo aan la soo koobirin
    Waad mahadsantihiin aljazeera technology institute

  60. Abdishakuur muqtar Abdullahi

    Cours kii archicad

    5

    Asc magaceega abdishakuur muqtar abdullahi waxan halkaan revirew uga bixinaya cours ka archicad oo no so dhamaday runtii aniga ahan waxan ka Faa iiday waxyabo badan waxan mahadas iska leh macalinka waxan hada kalsooni ku qaba in ku shaqeen Karo wana ku faraxsanahy qaabka uu macalinka cashirada noogu diyaariyay waxan rajeeynaya in aan sii wado dadaalkeega mahadsanid ustad

TAKE THIS COURSE1 SEATS LEFT
  • $25.00 per 30 days
  • 30 Days
  • 300 SEATS
  • Course Badge

Related Courses Widget

Aljazeera Technology Institute © 2020 All rights reserved.