Lumion
Lumion waaa program-ka lagu Render gareeyo laguna qurxiyo Project-yada aad ku soo diyaariso program-yada kala duwan ee Architectural Designing-ka, waxa project-kaaga laga qaadaa sawiro Realistic ah iyo Videos High quality ah oo project-gaagii Realistic ka dhigaya wuxuu ka mid yahay programs-ka dunida ugu waaweyn ee lagu Render gareeyo Designing-ka.
163 STUDENTS ENROLLED

my review on lumion
waa program aad umuhiim ah dhanka rendering ka
mahadcelin
masha allah waa program aad iiga caawiyay dhan ka radering ka aad aan uugu farxay
MON POINT DE VUE SUR LUMION
c’est un logiciels adequate et facile a utiliser pour decore les proges
lumion review
waa buuga kaliya oo saacidaya ardeyga kaas oo soo qaatey 5 buug ee kle