• LOGIN
  • No products in the cart.

Adobe Photoshop

PhotoShop waa waa Program-ka hogaamiya Dunida marka ay noqoto Graphic Design-ka waa Programs-ka maanta dunida qofka aan aqoon u lahayn loo yaqaano umiga qayb walba takhasus kaagu ha noqdo Photoshop waad u baahan hadaad tahay Graphic Designer, Architect, Accountant, IT iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee shaqooyinku kama maarmaan.. isagoo advanced ah oo qaab heer sare ah loo dhigayo ayaad aljazeera Technology ka baran doontaa Insha llah.

30 STUDENTS ENROLLED
  • mohamed ali mohamuud
  • Ibrahim Mohamed Abdullahi
  • Mohamed bashiir wlmi
  • mursal mohamud galbeyte
  • Abdulfatah Gurhan Isse
  • Adam mukhtar Abdullahi

PhotoShop waa waa Program-ka hogaamiya Dunida marka ay noqoto Graphic Design-ka waa Programs-ka maanta dunida qofka aan aqoon u lahayn loo yaqaano umiga qayb walba takhasus kaagu ha noqdo Photoshop waad u baahan hadaad tahay Graphic Designer, Architect, Accountant, IT iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee shaqooyinku kama maarmaan.. isagoo advanced ah oo qaab heer sare ah loo dhigayo ayaad aljazeera Technology ka baran doontaa Insha llah.photphot

Course Reviews

5

5
1 ratings
  • 5 stars1
  • 4 stars0
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Mohamed Salad Ahmed

    WAR BIXIN ARAG TIDAYDA

    5

    ASC

    Run ahaantii , waxbadan ayaan ka faa’iideystey , magaca photoShop waan maqli jiray, lakin waxaa shaki ku jirin cilmi kasta oo qofku uusan aqoon u lahayn waa ka indho la’ yahay, lakn markuu wax-uun ka barto waxa u furmaya aragri uusan horay u baran, waxaana ka faa’iiday 90% .

    PhotoShop-kuna waxaan u arkay hadda inuu cilmi badan xambaarsan yahay, wax badana waan ka faa’iidey.
    MAHAD-SANIDIN

TAKE THIS COURSE
  • $25.00
  • 30 Days

Related Courses Widget

Aljazeera Technology Institute © 2019 All rights reserved.