Description
Adobe Illustrator Waa Program-ka ugu weyn dunida marka ay noqoto samaynta Logo-yinka, Vectors-ka iyo shaabadaha , waa program-ka ugu horeeya ee loo baahanyahay qof-ka Graphic Design ka ihi inuu barto muda 15-casho ah oo program-kan uu socon doono waxaad ku baran doontaa dhamaan sidaad ugu Dedsign garayn lahyd shape walba oo loo baahdo haduu yahay for Printing, For Web or for Social media Insha Allah.
Reviews
There are no reviews yet.