Description
Course-kan wuxuu ka mid yahay Courses-ka dunida ku cusub uguna muhiimsan qaybta Construction and BIM Estimation-ka iyo BIM Manager-kaba, waa qiimadii guriga oo si casriya loo samanayo oo Automatic ah iyadoo Programs badan la adeegsanayo oo Revit ka mid yahay, Navisworks kamid yahay Microsoft Project ka mid yahay advanced Excel-ka mid yahay dadka 5D-ga ayaqaanaa dunida waa dadka boosaska shaqo ee ugu muhiimsan ka haya shirkadaha Construction-ka waa markii ugu horaysa ee Dalkeena laga bilaabayo Aljazeera Technology kaliyaana lagu dhigaaa.. ka faa’iidaysi wacan
Reviews
There are no reviews yet.