Description
4D BIM waa shaqooyinka Aduunka ku cusub waana shaqooyinka ugu muhuumsin ee uu qabto qofka BIM Manager-ka ihi oo ah dadka maanta ugu mushaarkaa badan shaqada ugu muhiimsana ka haya shirkada Constructions-ka, 4D waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Simulation ka dhisamaha iyo Duration-ka, waa Time plank-kii shaqada sidaad u diyaarin lahayd ee aad shaqaalahana u maamuli lahayd wali kama jiro wadankeena shirkad dhismo oo 4D ku shaqaysaa waa markii ugu horaysay ee barashada 4D dalkeena laga bilaabay Aljazeera Technology kaliya ayaad ka baran karaysaa.. ka faa’iidayso.
Reviews
There are no reviews yet.