Real-Time Landscaping
197 STUDENTS ENROLLED
Wuxuu ka mid yahay Programs-ka ugu quruxda badan ee lagu sameeyo landscape-ka iyo Rendering-ka, waxaad program-kan ku baran doontaa sidaad project-yadaada ugu samayn lahayd Landscape qurux badan iyo Render real-time view ah, Video iyo Photo labadaba wuxuu ka mid yahay programs-ka loogu isticmaalka badan yahay Dunida.
ABDIRAHMAN SAED AHMED my opinion about REALTIME LANDSCAPING ARCHITECT Course
Realtime Landscape Architect wuxuu ahaa course aad u wanaagsan oo qurux badan realtime landscaping ,
macalinkuna si hagar la,aan ah yuu nagu dhigayey casharada,
alle haka abaaliyo ustaad maxamed cabdi muuse.
Real time landscaping
Coarsekan Real time landscaping wuxu ahaa coarse aan wax badan iga baxay, hadey noqoto inan designadi an so diyarsaday aan real ka dhigo iyo waxyabo badan kuwaso mustaqbalka i anfici doona, ugu dambeynti waxan halkan uga mahadcelinaya Macalinkeyga sida hagar la’aanta ah wax i baray Eng Mohamed Abdi Rabbi mosanka xasanadkisa ha ugu daro.
Wasalamu calykum waraxmatuhu wabarakut.
Abdikani Dahir Harun
Course kaan aad buu muhiim u yahay wax badan baana ka faaidey.
Abdulkadir Mohamed Omar
Ascww. Waxan ka fekeri jiray haddii aad samaynayso project-yo waaweyn sidee ayuu noqon doonaa rendering-ka aad u baahantahay xalkiisu,oo waan ka wel-weli jiray time-ka dheer uu qaato project yar marka loo eego programe-yada kale ee aan horay usoo baranay,Alxamdulillaah markii aan bartay Real-Time Lands capinģ-ka waxan helay oo ii suura gashay inuu iga baxo waxyaabo badan sida qurxi ta wax waliba oo la xiriira design-da aan u baahanahay,marka waxan leeyahay waa haqabtire dhan waliba ah….
my review on real-time landscaping
waa program cajiiib ah oo rendering ka ku fcn wax badan ne wan kafaa’iiday
waa program mucjiso gooni wato waana ka faaidey in badan balse mahadcelinta ,alahn computerka ee waxaa leh machadka aljazeera oo landascaping ibaray
My review on Real-Time Landscaping
Wuxuu ahaa kooras aad u wanaagsan oo aan wax badan ka faaíiday siiba xagga qurxinta 3D iyo sawir qaadista.
Waxaan aad ugu mahad-celinayaa maddaale ustaad/Eng. Maxamed Cabdi Muuse.
Luqman
muxiyediin axmed muuse
land scape waa program projectigaaga ka dhigaya wax dadku ku qancikaraan
easy to use ah qurux waaliyana leh
aad iyo aad baan ugu mahad naqayaa macalinka sida kayaabka ah noogu dhigay
course wxn ka brty wax bdn oo ay ugu horeyso qurxinta progtiga io sidii aad realistic uga dhgi lhyd projectgaaga
Aragtideyda ku Aadan Real Time Landscaping
Landscaping wa program cajiib ah oo aan aad ugu riyaaqey design walba Aad sameyso isaga ayad la tageysaa oo kuso qurxineysa project casir ah oo aad qurux badan ayad ka dhigeysaa design kaa.
Thanks To Our precious Teacher Eng Mohamed Abdi
mahad celin
waa program aad uugu wanaagsan qeebta render ka hadee ahaato sawir iyo hadee haatabo video waxaan halkaan oogu mahad celinaa macalin keegii iiga caabiyay inaa ku sameeyo waxaan doono realtime landscape eng mohamed abdi mahad sanid teacher
Realtime Landscape
Realtime Landscape Architect horta waa sofware aad u sahlan oo aan kaaga baahneyn Computer weyn in aad usoo gadato, oo runtii si yaroo sahlan laguu baraayo adigoo jooga Gurigaaga ama Goobtaada shaqo kaliya Mahcadka Aljazeera Technology Institute ayaad ka heli kartaa . Waxaana rajeynaayaa qofkii Mahcadkaan soo gala in uu ka heli doono Softwarekan iyo kuwa kaloo badan.
Dhamaan Maamulaha Mahcadka Aljazeera Technology Institute Eng Mohamed Abdi Muuse iyo Macalimiinta Aljazeera Waxaan leeyahay dadaalkiina halkaas kasii wada Allaha idin la garab galo Mahadsanidiin.
Eng Mohamed Abdullahi Abdulle.
Mustafe Abdi
real time landscape waa coursekii ugu isticmalka fududaa, sawiro qrx bdn iyo muqalaba si fudud loogu samy karo
MaashaAllah ad ban ugu qanacsanahy coursegan labtop walpa an ku isticmali karo waxa mahad Allah iyo macalinkeeni inoo soo xulay Softwarekan faidada leh
MON POINT DE VUE SUR LAND
L’aménagement paysager est un programme merveilleux que j’ai vraiment apprécié chaque conception.Vous le faites avec lui et vous l’embellissez avec un projet moderne et beau qui rend votre conception belle.
real>time landscaping
waa buug micno weyn ku fadhiya marka loo eego architecture waayo waa buug waxaa zameyzey u badalaya wax xaqiiqo ah taas oo aysan laheyn buugta kale ee aan soo qaadaney.
Realtime landscaping
course kan aad ayuu uwacnaa ,sifiican ayaan uga faaiiday barashadiisa ,casharada aan kadhigtay aljazeera technology they helped me allot .Thanks to My dear lecturer Eng Mohamed Abdi
aragtideyda landscape
alxmdullilah for everything after that ugu danpentii waxan so garay gabagabadii course dhexe ee architectural designing progrankan landscape kana waxuu ii aha mid hamigeyga isi qurxiya masha allah aad ayan ooga helay program landscape
Ra yigeega
Aad baan wax uga faiday course kan waxa rajena inaa kushaqesan doono