PowerDirector
42 STUDENTS ENROLLED
PowerDirector waa mid kamida Programs-ka ugu muhiimsan Video Editing inta badana TV-yada Somalidu ku shaqayso iyo Photo-yinka Aroosyada iyo Xafladaha habeeya wuxu ka mid yahay Programs-ka ugu degdega Badan Program-yada Video Editing-ka loo isticmaalo, qaab Advanced ah ayaad u dhigan doonta Insha Allah, oo Videos Professional ah aad ku samayso, qof aan PowerDirector aqoon u lahayn Graphic Designer ma noqon karo.
Course Reviews
No Reviews found for this course.