• LOGIN
  • No products in the cart.

Network +

Network + waxaad ku baran doontaa sidaad u xidhi lahayd dhamaan Networks sida Lan, Wan, VPN i.w.m waxaad u baran doonta qaad aan wadanka hore looga dhigi jirin.

0 STUDENTS ENROLLED

    Network+ Waxaad ku baran doontaa sidaad u xidhi lahayd Networks-ka LAN, WAN, Home, VPN iyo sidaad ugu shaqayn lahayd shirkadaha Telecommunication ka, waxaan kuugu dhigi doonaa qaab heer sare ah oo Professional ah oo aan wadanka hore loogaga dhigi jirin waxaan kugu bari doonaa Insha Allah programs-kii ugu danbeeyay ee ay isticmaalayeen Jaamacaha High Class-ka ah ee dunidu. waa labo bilood oo mustaqbalkaaga dhisaysa.

    Course Reviews

    N.A

    ratings
    • 5 stars0
    • 4 stars0
    • 3 stars0
    • 2 stars0
    • 1 stars0

    No Reviews found for this course.

    TAKE THIS COURSE200 SEATS LEFT
    • $25.00 per month
    • 60 Days
    • 200 SEATS

    Related Courses Widget

    Aljazeera Technology Institute © 2019 All rights reserved.