• LOGIN
  • No products in the cart.

Lumion

Lumion waaa program-ka lagu Render gareeyo laguna qurxiyo  Project-yada aad ku soo diyaariso program-yada kala duwan ee Architectural Designing-ka, waxa project-kaaga laga qaadaa sawiro Realistic ah iyo Videos High quality ah oo project-gaagii Realistic ka dhigaya wuxuu ka mid yahay programs-ka dunida ugu waaweyn ee lagu Render gareeyo Designing-ka.

176 STUDENTS ENROLLED
  • Abdullahi Mohammed Abdullahi
  • Ali Abdirahman Aadam
  • Abdillahi Musse Mohamed
  • cumar cabdullaahi cabdiraxmaan nuur
  • ABDIKAFI AHMED BARRE
  • Abdifatah Daud walda

Lumion waaa program-ka lagu Render gareeyo laguna qurxiyo Project-yada aad ku soo diyaariso program-yada kala duwan ee Architectural Designing-ka, waxa project-kaaga laga qaadaa sawiro Realistic ah iyo Videos High quality ah oo project-gaagii Realistic ka dhigaya wuxuu ka mid yahay programs-ka dunida ugu waaweyn ee lagu Render gareeyo Designing-ka.

Course Reviews

4.4

4.4
5 ratings
  • 5 stars3
  • 4 stars1
  • 3 stars1
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Liban Hassan Nur

    my review on lumion

    5

    waa program aad umuhiim ah dhanka rendering ka

  2. mohamed ali osman

    mahadcelin

    5

    masha allah waa program aad iiga caawiyay dhan ka radering ka aad aan uugu farxay

  3. mahdi mohamoud hared

    MON POINT DE VUE SUR LUMION

    5

    c’est un logiciels adequate et facile a utiliser pour decore les proges

  4. ahmed abdirihman nur

    lumion review

    4

    waa buuga kaliya oo saacidaya ardeyga kaas oo soo qaatey 5 buug ee kle

  5. Mohamed Hassan Adam

    Mohamed Hassan Adam

    3

    Course kan waxuu ahaa course aad u wanaagsan aanna wax badan ka faaiday iina anfacay wax qabadkiisa in kasto aan computerkaygu ahaa low iido saas ay tahay ayaan aad ola dhacay wax qabadkiisa

TAKE THIS COURSE124 SEATS LEFT
  • $25.00 per 15 days
  • 15 Days
  • 300 SEATS
  • Course Badge

Related Courses Widget

Aljazeera Technology Institute © 2020 All rights reserved.