Apple Mac OS: The Complete Course
7 STUDENTS ENROLLED
The Complete MacOS-X waxaa lagu baran doonaa bisha koobaad isticmaalka MacOS-ka oo advanced lagugu dhigayo dhamaan tools MacOS-ka, bisha labaadna waxaad ku baran doontaa Hagaajinta iyo Cilid saarka MacOS-ka, labadaa bilood markaad dhamaysato waxaad awood u yeelan doontaa inaad isticmaali karto dhamaan Versions-ka kala duwan ee MacOS-ka iyo cilid saari karto Computes-ka Mac-ga ah.
Course Reviews
No Reviews found for this course.