Adobe Premiere Pro
Adobe Premiere Pro waa mid ka mida Programs dunida uga caansan markay noqoto Video Editing-ka, waa Program Advanced Video Editing ah inta badan TV-yada caalamku isaga ayay ku shaqeeyaan oo ay Editing ku sameeyaan waa markii ugu Horaysay ee qaab casri ah isagoo loo dhigayo wadankeena laga bilaabay Bil kaliya oo advanced Intensive ah ayuu soconayaa lkn si aad kan u dhigato marka hore waa inaad soo qaadayaa Photoshop iyo Power Director.
21 STUDENTS ENROLLED
Enter full description of the course.
Course Reviews
No Reviews found for this course.