5D Estimating in BIM
44 STUDENTS ENROLLED
Course-kan wuxuu ka mid yahay Courses-ka dunida ku cusub uguna muhiimsan qaybta Construction and BIM Estimation-ka iyo BIM Manager-kaba, waa qiimadii guriga oo si casriya loo samanayo oo Automatic ah iyadoo Programs badan la adeegsanayo oo Revit ka mid yahay, Navisworks kamid yahay Microsoft Project ka mid yahay advanced Excel-ka mid yahay dadka 5D-ga ayaqaanaa dunida waa dadka boosaska shaqo ee ugu muhiimsan ka haya shirkadaha Construction-ka waa markii ugu horaysa ee Dalkeena laga bilaabayo Aljazeera Technology kaliyaana lagu dhigaaa.. ka faa’iidaysi wacan.
Ali Hasan Ahmed
thanks Engineer Mohamed Abdi sida faah faahsan aad courskan 5D inoo fhnsiisey alle ku barakeeyo .